labadii Isbuuc danbe NZDUSD hor ayuu u socday ayadoo taa oo ka dhalatay saameyntii go'aankii Baanga dhexe ee New Zealand, Maantay dollar si adag ayuu hoos u soo dhacay ka dib markii goaan ka fed ka ee in waxba laga badalin sicirka interest ka. wixii hadda ka danbeeyo NZDUSD hoos ayuu u soo dhacaa chance fiican ayaa jiro in oo gaaro ilaa 0.64 ama 0.63, dulqaad ayee u baahantahay, Chart waxaa ku qoran entry point iyo SL.
Le informazioni ed i contenuti pubblicati non costituiscono in alcun modo una sollecitazione ad investire o ad operare nei mercati finanziari. Non sono inoltre fornite o supportate da TradingView. Maggiori dettagli nelle Condizioni d'uso.